Sunday 5 February 2012

Saraakiil ku dhimatay Dagaalkii Luuq ee Gobolka Gedo. (Akhriso).


Written by Administrator on .
Faafahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay Dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay degmada Luuq iyadoona dagaaladasi ay ku dhinteen saraakiil ka tirsan Dowlada Kmg iyo kuwa Itoobiya.


Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa heshay magacyadii Saraakisha ku geeriyootay dagaaladasi ee ka tirsan DKM.
Waxaana kamid ah saraakisha.

1= Gubane C/laahi Shoodag waa Taliyaha kowaad oo hogaaminayay ciidanka.

2= Sandheere C/raxmaan Qoormiigag

3=C/laahi Maxamed Qer Aadan waa ku xigeenka dhanka Caafimaadka.


Dhanka kale waxaa dhaawac burbur ah soo gaaray Taliyihii guud ee Luuq iyo Doolow Maxamed Nuur Sheegow kadib weerar culus oo ay mujaahidiintu ku qaadeen habeenkii xalay ahaa halkaasi.


Dhimashada Saraakishan Dowlada waxey ka danbeysay kadib dagaalo culus oo mujaahidiinta ay ku qaadeen aagaga ay ku sugnaayeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowlada iyo Keynyaatiga.

Xigasho: Radio Al Furqaan

1 comment:

Siad barre said...

Sxb warka been abuurka ah ee xagjirka joojo daabacaadiisa, talo

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...