Friday 30 March 2012

Cusbitaalkii Dayniile iyo garoonka diyaaradaha yaa gacanta ku haya? (Sawirro).


Written by Administrator on .
Waxaa caawa soo gabagaboobay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay degmada Dayniile, iyadoona dagaalkaasi looga adkaaday cadowga iskaashanaya ee Afrikaanta iyo dabadhilifyadooda.

Hayeeshee cadowga Allaah ayaa mar waliba ka been sheega xaqiiqada dagaalka taasi oo ah dhaqankooda iyo diintooda, iyadoona nasiib darro ay tahay kuwa isku sheega warbaahinada afka Somaliga ku hadla ee dadkooda ku marin habaabinaya borobagaanka cadowga.

Afhayeenka Kuffaarta Afrikaanta Beenaale Ankunda ayaa afkiisa ka sheegtay in ay si buuxda u heystaan degmada Dayniile isagoona carabaabay garoonka diyaaradaha iyo Cusbitaalka Dayniile oo uu sheegay in ay qabsadeen.

Haddaba warkaasi ma run baa? Sidoo kale ma run buu ahaa dagaalkan kii ka horeeyay in AMISOM looga dilay 10 oo meydadkii Calamada lagu soo bandhigay ay ahaayeen kuwa Mujaahidiinta, sida Ankunda uu yiri?

Jawaabta su’aalahaasi ka dheeho sawiradan caddeynaya cidda hadda gacanta ku heysa goobaha la sheegay ee degmada Dayniile.





Garoonka Dayniile


Garoonka Dayniile




Isbitaalka Dayniile











Copyright

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...