Hogaamiyaha Ururka Al-shabab Axmed Cabdi Godane(Abu-zubeyr) ayaa dhaleeceyn u soo jeediyay shirkii Somalida ee bishii hore ka dhacay Magaalada London, doorka Turkiga ee Somalia, Dagaalada ka lagula jiro Al-shabab ee ay magaalooyinka ku waayeen iyo xiriirka ka dhaxeeya Al-shabab iyo kooxda uu hogaamiyo sheikh Atam ee ka howlgasha Puntland.
Abu-zubery ayaa fariintan ku baahiyay warbaahinta Al-shabab.
Warbixn ku saabsan halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso